Maanta waxaa hoteelka Ghion ee magaalada Addis Ababa, lagu qabtay xaflad ay heshiis nabadeed kukala saxiixdeen UWSLF & Dawlada Ethiopia. Xafladan oo ay qaban qaabadeedu in mudo ahba socotey, ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin sar sare oo dawlada federaalka Ethiopia, Dawlada Deegaanka Soomalida, Safiiro & qurba joog u dhalatey deegaanka Soomaalida Ethiopia.
...Headlines
Innocent Civilians Killed by ONLF
English News
Op Ed
Abdullahi Garille
Mr. President, as someone who personally knows your quality in great amount, I warmly congratulate you on your...
Pro. Ahmed S Liibaan
We have watched with dismay the absurd behavior of ONLF supporters and horrified by the violence carried out against an...
Maxaan Uga Baxey ONLF? By. Qarxiye
Waxaan ahayn nin dhalinyaro, waxaana sideedii sano ee u danbaysay ka tirsanaa jabhada ONLF, gaar ahaan xubnaha gudaha wadanka ka...




