Odayaasha gobolka Qoraxay ayaa shalay magaalada Qabridahare ku soo dhaweeyay wafdigii nabadoonka ahaa ee ONLF. Ugaas Maxamed Duullane oo idaacada BBC-da u waramay ayaa sheegay in wafdiga si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Qabridahare. Ugaaska ayaa sheegay in shacabka deegaanku u oommanyahey nabadgalyo, sidaasi darteedna ay rajo aad u weyn ka qabaan in waan-waanta socota ay ka dhalato nabad-galyo taam ah.
Halkan Ka Dhageyso Wareysigii BBC La Yeelatey Ugaas Maxamed Duullane
Eegga.comĀ
